waddaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho. 2. Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waddaysan

waddaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waddaysan. ld waddaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg