waddee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-deeyay, -daysay)

1. (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn. 2. (f.mg) Dhul waddo ka bannayn. 3. (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waddee

waddayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waddee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg