wadeeco
(m.dh)

1. W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn. 2. Wax la dayacay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadeeco

wadeecoobid [m.f.dh]
eeg wadeecow.

wadeecow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax wadeecoobay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg