wadnala'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa, -'ayd)

Qof cabsi badan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadnala'

wadnala' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Qof cabsi badan ahaansho.

wadnala'aan [m.f.dh]
eeg wadnala'. ld wadnala'aansho.

wadnala'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wadnala'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg