wakiilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-iishay, -iilatay)

Cid kale wakiil ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wakiilo

dhulgoyn [m.dh]
(jool.) Jarida dhulka oo ay gooyaan wakiilo dabiici ahi, sida qorraxda, dabaysha, roobka, biyaha qulqula, barafka dhaqaaga, iyo badda.

wakiilasho [m.f.dh]
eeg wakiilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg