walaacid
(m.f.dh)

eeg walac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaacid

taraddan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Labalaaboodin, walaacid.

walaac [m.l]
Iahawareer; isla-hadal; walwal.

walaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg