walaacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax walaac hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaacsan

walaacsanaan [m.f.dh]
eeg walaacsan. ld walaacsanaansho.

walaacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walaacsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg