walaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Walaalo ka dhigid (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaalee

ooryowalaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Labo nin ooryowalaal ka dhigid.

walaalayn [m.f.dh]
eeg walaalee.

walaal [m.l] (-lo, m.dh)
Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.

walaal [m.dh] (-lo, m.l)
Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg