walaalnimo
(m.dh)

Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaalnimo

walaaltinnimo [m.dh]
ld walaalnimo.

walaaltooyo [m.dh]
ld walaalnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg