walaalow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Walaalo noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaalow

ooryawalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.

ooryowalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ooryawalaalow.

walaaloobid [m.f.dh]
eeg walaalow.

walaal [m.l] (-lo, m.dh)
Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.

walaal [m.dh] (-lo, m.l)
Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg