walaaqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax la walaaqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaaqan

walaaqnaan [m.f.dh]
eeg walaaqan. ld walaaqnaansho.

walaaq [m.l]
ld walaaqid.

walaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid. 2. Meel deggan qas ka kicin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg