walaayo
(m.dh)

1. Mas'uuliyadda aabbaha ka saaran mehrinta gabadhiisa. 2. Ardi w.: dhul fog; dhul shisheeye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walaayo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg