walac
(m.dh)

ld walalac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walac

mihin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.

walaacid [m.f.dh]
eeg walac².

walaclayn [m.dh]
ld walalaclayn.

walaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
ld walalaclee.

walacsasho [m.f.dh]
eeg walacso. ld walacsi.

walacsi [m.l]
ld walacsasho.

walacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ku w.: cid wax aan la siinayn tusid.

walalac [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. Hillaac weyn ama is-haysta muuqashadi, baalqaadki. 2. Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.

walalaclayn [m.f.dh]
eeg walalaclee. ld walaclayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg