walacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Ku w.: cid wax aan la siinayn tusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walacso

walacsasho [m.f.dh]
eeg walacso. ld walacsi.

walac [m.dh]
ld walalac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg