walag
(m.dh) (-gyo, m.dh)

Karid la'aanta aan la karin ereyada qaarkood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walag

walagaleen [m.l] (-nno, m.dh)
Godod yaryar, afaf badan leh, kana samaysma meelaha didibka ah, oo bahalladu galaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg