walalac
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

1. Hillaac weyn ama is-haysta muuqashadi, baalqaadki. 2. Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walalac

walac [m.dh]
ld walalac.

walaclayn [m.dh]
ld walalaclayn.

walaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
ld walalaclee.

walalaclayn [m.f.dh]
eeg walalaclee. ld walaclayn.

walalaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Roob hillaac bixin. ld walaclee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg