walbahaar
(m.l)

Welwel, murugo.

walbahaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Dareen murugo leh la gam'i waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walbahaar

sumalhaad [m.l]
Hiyikac walbahaar ku jiro.

tawal [m.l]
Welwel, walbahaar.

walbahaarid [m.f.dh]
eeg walbahaar².

walwal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg