walbahaarid
(m.f.dh)

eeg walbahaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walbahaarid

walwal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².

walbahaar [m.l]
Welwel, murugo.

walbahaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dareen murugo leh la gam'i waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg