walco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-caday, -catay)

Hoore weel ku jira qar ka daadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walco

walcasho [m.f.dh]
eeg walco. ld walcad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg