waliilid
(m.f.dh)

eeg waliil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waliilid

waliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Gariirid, qarqarid, jarayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg