waliimo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Martisoor weyn oo marti sharaf lagu maamuuso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waliimo

mutumaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg