wallacid
(m.f.dh)

eeg wallac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wallacid ↴

wallac [m.l]
Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo.

wallac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wallac dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg