walo
(m.dh)

Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walo

inkasta [Xiriiriye | Conjunction]
Xataa; walow.

walow [Xiriiriye | Conjunction]
1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg