walow
(Xiriiriye | Conjunction)

1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walow

inkasta [Xiriiriye | Conjunction]
Xataa; walow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg