walqal
(m.dh)

Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal¹.

walqal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

U w.: walqal samayn. ld waqlal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walqal

walqalid [m.f.dh]
eeg walqal². ld waqlalid.

waqlal [m.dh]
ld walqal¹.

waqlal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
ld walqal².

waqlalid [m.dh]
ld walqalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg