walqalid
(m.f.dh)

eeg walqal². ld waqlalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walqalid

waqlalid [m.dh]
ld walqalid.

walqal [m.dh]
Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal¹.

walqal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
U w.: walqal samayn. ld waqlal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg