walwaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

ld waldaami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walwaal

xaarwalwaal [m.l] (-llo, m.dh)
Doorshaan.

waldaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax culus iyadoo labada dhinac la hayo kor u qaadid. ld walwaal.

waldaamin [m.f.dh]
eeg waldaami. ld walwaalid.

walwaalid [m.dh]
ld waldaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg