walwal
(m.dh)

1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.

walwal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walwal

walaac [m.l]
Iahawareer; isla-hadal; walwal.

walwali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof murugayn. ld warwari, welweli, werweri.

walwalid [m.f.dh]
eeg walwal². ld warwarid, welwelid, werwerid.

walwalin [m.f.dh]
eeg walwali. ld warwarin, welwelin, werwerin.

walwalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.

walwalsanaan [m.f.dh]
eeg walwalsan. ld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho.

walwalsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.

warwar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld walwal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg