walwalin
(m.f.dh)

eeg walwali. ld warwarin, welwelin, werwerin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walwalin

warwarin [m.dh]
ld walwalin.

welwelin [m.dh]
ld walwalin.

werwerin [m.dh]
ld walwalin.

walwal [m.dh]
1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.

walwal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg