walwalsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walwalsan ↴
walwalsanaan [m.f.dh]
eeg walwalsan. ld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho.
walwalsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
warwarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld walwalsan.
warwarsanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.
warwarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
welwelsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld walwalsan.
welwelsanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.
welwelsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
werwersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld walwalsan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg