walwalsanaan
(m.f.dh)eeg walwalsan. ld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh walwalsanaan ↴
walwalsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
warwarsanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.
warwarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
welwelsanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.
welwelsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
werwersanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.
werwersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg