wanaagsanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax wanaag leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wanaagsanow

wanaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg wanaagsanow. ld wanaagsanaan.

wanaagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax wanaag leh ahaansho. 2. Ku w.: wax, wax gaar ah ku habboon ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg