wanaagso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax si fiican u suubsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wanaagso

wanaagsasho [m.f.dh]
eeg wanaagso.

wanaag [m.l]
Wixii fiican oo waxtar leh; samo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg