wanantume
(m.l) (-mayaal, m.l/dh)

Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wanantume

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg