wandhar
(m.l)

Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.

wandhar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax la qalay saafid ama kala bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wandhar

wandharan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la wandharay ahaansho.

wandharid [m.f.dh]
eeg wandhar². ld wandhar¹.

wandharnaan [m.f.dh]
wandharan. ld wandharnaansho.

wandharnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wandharnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg