wandharan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la wandharay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wandharan

wandhar [m.l]
Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.

wandhar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax la qalay saafid ama kala bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg