wankalaali
(m.l)

Bootin dheer oo fardaha iwm sameeyaan. ld wankalaalis.

wankalaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Faras iwm, tog ka bootin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wankalaali

wankalaalin [m.f.dh]
eeg wankalaali². ld wankalaali¹, wankalaalis.

wankalaalis [m.l]
ld wankalaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg