waqaf
(m.l)

Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.

waqaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qfay, -qaftay; -qfi)

Hanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waqaf

waqfid [m.f.dh]
eeg waqaf².

waq [m.l]
1. ld waaq. 2. Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota. Tus. “ Waqay, waqood”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg