waqal
(m.l)

1. Daruur biyeysan. 2. Roob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waqal

waq [m.l]
1. ld waaq. 2. Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota. Tus. “ Waqay, waqood”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg