waqdhaac
(m.l)

ld waqdhaacid.

waqdhaac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Xoolo Allabari dartiis u qalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waqdhaac

waqdhaacid [m.f.dh]
eeg waqdhaac². ld waqdhaac¹.

waqdhaacin [m.l]
(dii.) Xoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg