waqdhaacin
(m.l)

(dii.) Xoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waqdhaacin

waqdhaac [m.l]
ld waqdhaacid.

waqdhaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Xoolo Allabari dartiis u qalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg