waqtilumis
(m.l)

1. Waqtiga oo aan laga faa'iidaysan. 2. Waxyaabo laysku maaweeliyo oo waqtiga laysku dhaafiyo, sida shax, turub iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waqtilumis

mararrow [m.l]
1. Wax waqtilumis ah. 2. ld mararroobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg