wardoon
(m.l)

1. Qofka raadiya siraha cadowga. 2. Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wardoon

wardoonid [m.dh]
Raadinta siraha cadawga la raadiyo. ld wardoon (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg