waxyi
(m.l)

Farriin uu Alle u soo dhiibo ambiyadiisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxyi

nebi [m.l] (-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh)
Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay.

rasuul [m.l]
(rusuul, m.dh) (dii.) Nabi Ilaahay ku amray inuu cid kale gaarsiiyo waxyi loo soo dhiibay.

waxyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ilaah waxyi cid wax ugu sheegid.

wax [m.l] (-xyaalo/-xyaabo, m.l)
1. Shay; walax. 2. Arrin; talo; xaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg