waxyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Ilaah waxyi cid wax ugu sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxyoo

xaddiisqudsi [m.l] (-iyo, m.dh)
(dii.) War Rasuulka (n.k.h.a.) loo waxyooday oo aan Quraanka ka mid ahayn.

Quraan [m.l]
Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan.

waxyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg waxyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg