wayaakee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -keysay)

Hanti xoolo nool ah siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wayaakee

wayaakayn [m.f.dh]
eeg wayaakee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg