waydaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Waddo yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waydaar

guruuructan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Gunuunuc is waydaarasho.

isdhaafdhaaf [m.l]
Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.

kalaggoyn [m.dh]
(xis.) Asto (-). Xisaabfalka labaale ee lagu helo faraqa u dhexeeya laba tiro ama xaddi. Kalaggoyntu waa waydaarka isugeynta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg