wayig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayigo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wayig

wayigasho [m.dh]
ld wayigid.

wayigid [m.f.dh]
eeg wayig. ld wayigasho.

wayigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayig.

way [Erey Dareen | Exclamation]
Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg