weecasho
(m.f.dh)

eeg weeco. ld weecad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weecasho

laabo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-btay, -batay)
1. (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho. 2. (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.

bayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax toos u socda dhan u weecasho.

fasahaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.

leexo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
Jid lagu socday ka weecasho.

weecad [m.l]
ld weecasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg