weeco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -catay)

Wax leexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weeco

weecasho [m.f.dh]
eeg weeco. ld weecad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg